DAAWO VIDEO:- Nin hilibka dadka cuna oo lagu qabtay Pakistaan

DAAWO VIDEO:- Nin hilibka dadka cuna oo lagu qabtay Pakistaan

daajis.com:-Booliska Bunjab ee dalka Pakistan, ayaa gacanta ku dhigay nin cuna Hilibka bini'aadamka. 

Ninkan ay qabteen Booliska, oo lagu magacaabo "Maxamed Caarif Cali" oo horay u qirtay inuu cuno bini'aadamka, ayaa waxaa soo sheegay deriskiisa, kadib markii ay gurigiisa ka uriyeen Hilibka Aadanaha.

Booliska ayaa sheegay in gurigiisa ay kasoo heleen Madaxa canug yar.

Sidoo kale ninkaan ayaa cuna dadka dhinta ee la duugo, waxaana uu kala soo baxaa Qabriyada.

Qaanuun u gaar ah dadka cuna Bini'aadanka kama jiro dalka Pakistan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada