Daawo Video:- qaabka uu u dhaawacmay goolhayaha Chelsea Petr Cech

Daawo Video:- qaabka uu u dhaawacmay goolhayaha Chelsea Petr Cech


Petr Cech ayaa soo gaaray dhaawac dhanka gacanta ah, waxaana la sheegay inuu kala baxay garabka bidix.
Goolhaye cech ayaa durba la geeyay isbitaal ku yaalla magaalada Madrid, iyadoo baaritaano lagu sameeyay na lagu ogaaday inuu garabka kala baxay.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA DHAAWACA GOOLHAYAHA:

Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa shirkisi jaraa’id ee cayaarta ka dib sheegay in Cech maqnaan doono inta ka dhimman xilli ciyaareedkan, waxaana uu tilmaamay inuu garabka kala baxay.

Sidoo kale waxaa isna xalay Chelsea ka dhaawacmay kabtankeeda John Terry, kaasoo dhaawac muruqa lugta bidix soo gaaray waqti ay isku dhaceen David Luiz.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada