DHAGEYSO:- Afhayeenka Shabaab oo ka hadlay raafka Islii, digniinna u diray Kenya

DHAGEYSO:- Afhayeenka Shabaab oo ka hadlay raafka Islii, digniinna u diray Kenya

daajis.com:-Afhayeenka Ururka Al-shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa marki ugu horreysay ka hadlay raafka dowladda kenya ay ka wado xaafadda Soomaalidu degan tahay ee Islii ee magaalada Nairobi.

Sheekh Cali Dheere ayaa si kulul uga hadlay arintaasi, isagoo sheegay in dowladda Kenya ay fariin cad u dirayaan hadi ay joojin waayaan na dhibaateynta umadda Soomaaliyeed ay tallaabo qaadi doonaan.

Afhayeenka Shabaab ayaa sheegay in dowladda kenya ay aqoonsatay in Somalida degan Islii iyo Shabaab ay walaalo yihiin, halka ay ayaan darro tahay in Soomaalida ay aqoonsan la'yihiin walaalahooda Shabaab sida uu hadalka u dhigaye.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada