Qarax caawa ka dhacay isgooyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho

Qarax caawa ka dhacay isgooyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho

daajis.com:-Qarax Xooggan ayaa Caawa waxa uu ka dhacay Isgooyska Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho,iyadoo Qaraxa lagu Xiray Baalayaasha Cadceeda ku Shaqeeya.

Qaraxa ayaa la sheegay inay ku Geeriyoodeen Labo qof oo  Mid ay Haweeneey aheyd,waxaana ku Dhaawacmay Tiro kale  oo Shacab ah.
Wararka laga helayo Suuqa Bakaaraha ayaa sheegaya in Xaalad Cabsi ah ay Caawa ka jirto Isgooyska Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.
Ma ahan marki ugu horreysay ee Qarax caynkaani oo kale ah lagu qaado Baalayaasha Ileyska Qoraxda ku shaqeeya ee Maamulka Gobolka Banaadir uu Muqdisho ka Hirgaliyey.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada