Dhalanyaro Soomaali Ah Oo Ka Qaxday Dhibaatada Lagu Hayo Soomaalida Koonfur Afrika Oo Lagu Xiray Dalka Kenya

Dhalanyaro Soomaali Ah Oo Ka Qaxday Dhibaatada Lagu Hayo Soomaalida Koonfur Afrika Oo Lagu Xiray Dalka Kenya

daajis.com:-Dhalanyaro Soomaali Ah Oo Ka Qaxday Dhibaatada Lagu Hayo Soomaalida Koonfur Afrika Oo Lagu Xiray Dalka Kenya .

Afar Dhalanyaro Soomaali Ah Oo Koonfur Afrika Ka Qaxay Ayaa Lagu Xiray Magalada Yar Ee Kajiado Ee Dalka Kenya,

Police-ka Magalada Kajiado Ayaa Sheegay Inat Gacanta Ku Dhigeen Afar Dhalanyaro Soomaali Ah Oo Kaso Qaxday Dalka Koonfur Afrika Kuwaa Oo Damacsana Inay Si Sharci Daro Ah Ku Galaan Gudaha Dalka Kenya Iyago qaab tahriib Ahaan Ku Socda.

Dhalanyaradan Soomaalida Ah Ee Koonfur Afrika Ka Tagtay Ayaa Waxay So Mareen Wadama Badan Oo Ay Kamid Yihiin Jaziirada Yar Ee Swaziland, Mozanbique, Malawi Iyo Wadanka Tanzania Lakin Waxa Lagu Qabtay Xuduuda Wadamada Tanzania Iyo Kenya.

Afarta Dhalanyarada Ah Ee La Qabtay Ayaana Haysan Wax Documenta Ah Iyago Sido Kale Aan Garaneeynin Wax Luqad Ah Marka Laga Reebo Luqadooda Hooyo Ee Afka Soomaaliga Waxaana Lo Dhaadhiciyay Xabsi Ku Yaala Gudaha Dalka Kenya Halkaasi.

Koonfur Afrika Oo Kumanaan Soomaali Ah Ay Ku Nool Yihiin Ayaa Waxay Mar Waliba La Kulmaan Tacadiyo Kala Duwan Sida Dilal, Dhac Iyo Boob Lagu Hayo Ganacsiyadooda Waxana Qaar Badan Oo Kamid Ah Soomaalida Ay Bilabeen Sanadahan Danbe Inay Dalkooda Hooyo Dib Ugu Laabtaan .



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by olow, Published at 17:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada