Layaab:- Goobaha Shiishada Sacuudiga oo dumarka maxram u shardiyay

Layaab:- Goobaha Shiishada Sacuudiga oo dumarka maxram u shardiyay

daajis.com:-Khasab miyaa inuu maxram la socdo dumarka markay doonayaan inay shiisho cabaan?
Doodan ayaa ka socotay baraha internet-ka ee ay bulshada ku wada xiriiraan ee dalka Sacuudi Carabiya.

Doodan ayaa billaabatay kaddib markii la soo dhigay barta Twitter-ka sawir laga soo qaaday meel lagu cabo shiishadda.

Carabta iyo Shiishada

Goobtan lagu cabo shiishada ayaan loo oggoleyn in ay galaan dumarka aanay la socon maxramkooda.

Maxram la’aan laguuma oogalanayo in aad gashid oo aad xitaa ka qaxweysid hotellada qaar.

Shiishadda oo sidoo kale loo yaqaan Hookah ayaa ragga iyo dumarka ay isku si ugu cabaan gudaha wadammada Carabta.

Shiishadda ayaa lagu cabaa tuubo, iyadoo madaxa horana la saaro tubaako lagu daray qudaarta qaarkeed taaso dadka markey dhuuqaan ay qiiq sanka ka sii daayaan, waxaana la cabaa shiishadda xilliyada nasiinada.
new



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada