Xildhibaanada oo loo qorey waardiyeyaal, lacagtana iyagaa iska bixinaya

Xildhibaanada oo loo qorey waardiyeyaal, lacagtana iyagaa iska bixinaya

daajis.com:-Baarlamaanka Soomaaliya oo yeeshey kulan aan caadi ahayn ayaa isku raacay in 2 waardiye loo qoro xubin kasta oo baarlamaanka ka mid ah, kuwaasi oo mushaarkooda laga jarayo xildhibaanka ay waardiyaha ka hayaan.

Tani waxay timid kadib markii labbo xildhibaan loogu diley Xamar, mid kalana lagu dhaawacay.

Wasiir ku xigeenka amniga qaranka Ibraahim Isaaq Yaroow ayaa dhankiisa sheegey in dilkii xildhibaan Cabdicasiis Isaaq Mursal u xireen illaa 3 qof oo lagu tuhunsanyahay dilkiisa.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada