DAAWO VIDEO:- Dowlada Turkiga oo mar kale Somalia ka her gelineeyso Arin lagu farxo

DAAWO VIDEO:- Dowlada Turkiga oo mar kale Somalia ka her gelineeyso Arin lagu farxo

daajis.com:-Dowlada Walaalaha aanu nahay ee Turkiga oo si xowli ah uga shaqeyneyso Dib u dhiska iyo soo celinta Bilicda Magaalada Caasimadda ee Muqdisho ayaa haatan biloowday shaqada dib u dhiska Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Adde.

Muuqaal qurux badan oo horu dhac u ah howl dib u dhis ah oo ka bilaabatay Garoonka Aadan Adde ayaa waxaa dhagax dhiga Ra'isul Wasaaraha Somalia Abdiweli Sheekh Ahmed ee nala arag howlaha xoogan ee turkiga uu ka wado Magaalada Muqdisho.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada