Puntland oo war-murtiyeed ka soo saartay qabsashada Somaliland ee degmada Taleex

Puntland oo war-murtiyeed ka soo saartay qabsashada Somaliland ee degmada Taleex

daajis.com:-Maanta oo ay taariikhdu tahay 15kii April , 2014, ciidamada maamulka Somaliland waxay si gardara leh ugu soo xadgudbeen deegaano ku dhow Degmada Taleex oo ka tirsan Puntland, kuwaasoo wali sii wada xadgudubyada ay ku hayaan dadka iyo dalka reer Puntland. Gardaradan iyo daandaansiga , Golaha Wasiirada Dawlada Puntland shirkii ay iskugu yimaadeen waxay kasoo saareen qodobadan soo socda:

1.Dowlada Puntland waxay si kulul u canbaaraynaysaa xadgudubka qaawan
ee maamulka Somaliland , waxayna uga digaysaa Dawlada puntland
in badan ku baaqaysay ilaalinta nabadda iyo
cawaaqib xumada ka iman doonta gardaradooda. 2.Puntland waxay daris wanaaga; hadii taa la waayo, Puntland waxay diyaar u tahay inay daafacdo dadkeeda iyo dalkeeda.
Al-Shabaab oo liddi ku ah nabada iyo xasiloonida Puntland, Soomaali
3.Waxaan uga digaynaa maamulka Siilaanyo taageerada, taakulaynta iyo la shaqaynta kooxda argagaxisada ee ya iyo guud ahaan Geeska Afrika. 4.Daan daansiga maamulka Siilaanyo ee uu kusoo qaaday deegaamada Puntland, wuxuu salka ku hayaa fashilka siyaasadeed ee ka haysta
an doonin gardarada joogtada ee maamulka Siilaanyo iyo
gudaha maamulkiisa si uu u jaah-wareeriyo shacabkiisa. 5.waxaan ogaysiinaynaa Wadamada Ururka IGAD, Midowga Afrika, iyo beesha caalamka in Puntland aanay u dulqaa dwada shaqaynta uu la leeyahay Al-Shabaab. Ugu dambayntii waxaan beesha caalamka ka codsanaynaa in arintan talaabo deg deg ah laga qaado.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada