DAAWO:- Kartoonka ugu Qosolka badan maslaxa Ciyaaraha kubada cagta: Messi, Xavi & Neymar oo koobka Champions League ka daawan doona..

DAAWO:- Kartoonka ugu Qosolka badan maslaxa Ciyaaraha kubada cagta: Messi, Xavi & Neymar oo koobka Champions League ka daawan doona..

daajis.com:-Muuqaal qosol badan oo Kartoon ah laguna cabiray xiddigaha Fc Barcelona ayaa laga sameeyay laacibiinta qaaliga ah ee ugu qatarsan kooxda Fc Barcelona kuwaas oo si fudud uga haray koobka horyaaalada Yurub ee UEFA Champions League.

Laacibiinta kooxda Fc Barcelona ee Kartoonkaan laga sameeyay ayaa waxaa ka mid ah Lionel Messi, Xavi Hernandez iyo Neymar Da Silva, waxeeyna koobka Champions League ka daawan doonaan Telefishinada Caalamka xili ay hilfaha isku qaadi doonaan kooxaha kala ah Real Madrid Vs Fc Bayern München iyo Atletico Madrid Vs Fc Chelsea .


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada