Video:- C/xakiib Br oo isku badaly fanaan heeshaa Rapka ah qaado

Video:- C/xakiib Br oo isku badaly fanaan heeshaa Rapka ah qaado

daajis.com:-Majaajiliiste C/ Xakiin Br ayaa isku badalay fanaan qaado heesaha Rapka ah kadib markii xalay ooo soo saaray muuqaal cajiiib ah uu farsamayay Soo Saraha North America Ahmed Ugaaska , oo inta badan looga bartay soo saarista fanaaniinta iyo waliba heesaha cusub .

Br horay uma usan sheegin in uu sooo wado heeso ama isku badalay fanaan lakiin heestaan ayaa dad badan ku baraarugay markii la soo dhiga bogga youtbe ee Somali Vip.

Heestaan ayaa lagu magacaaba Shukumaanka ,waxaana Br ku wehliyo fanaaniin maraykanka madow ah .

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada