shirkada Microsoft ayaa ku dhawaaqday iney istaajisay adeegi windows xp

shirkada Microsoft ayaa ku dhawaaqday iney istaajisay adeegi windows xp

daajis.com:-shirkada Microsoft ayaa ku dhawaaqday iney istaajisay adeegi windows xp warqad ka soo baxday shirkad microsofta taariikhda markii ay 8 bishan april ayaa lugu sheegay in la istaajiyay adeegan oo soo shaqaynaayay tan iyo sanadkii 2001 isagoo uu noqday system caaan ah shirkada microsoft waxay sheegan inay soo saari doonan teknoolijiyad ka casrisan kana fiican.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by olow, Published at 15:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada