Sir Culus: Axmed Madoobe, C/wali Sheekh & Barre Hiiraale oo siriq weyn loo dhigay..?

Sir Culus: Axmed Madoobe, C/wali Sheekh & Barre Hiiraale oo siriq weyn loo dhigay..?

daajis.com:-Sida ay sheegayaan ilo wareed lagu kalsoon yahay oo la hadlay Shabakadda caalamiga ah ee Warsahal Media ayaa waxay sheegayaan in galabta xarunta madaxtooyada Kismaayo uu ka dhacay kulan albaabada uxiran yahay.
Kulanka waxa uu udhaxeeyaa Ra’iisalwasaare C/weli Shiikh Axmed iyo odayaal katirsan Beesha Sade oo maanta Kismaayo gaaray.
Wariye kusugan Kismaayo  ayaa Gaarisa Online usheegay inay kawada hadlayaan labada dhinac sidii xal looga gaari lahaa is fahmi waaga ka dhex jira Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale.
Odayaasha Beesha Sade ayaa war ay heshay Shabakadda Warsahal Media waxay sheegeen inay doonayaan Barre in saami fiican laga siiyo qaabka maamulka JUBBA uu ku shaqeeyo ka hor inta xal la gaarin.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada