VIDEO:- Gabar Kenyan ah oo Sixir darteed qodxo jirkeeda ugu soo baxaan

VIDEO:- Gabar Kenyan ah oo Sixir darteed qodxo jirkeeda ugu soo baxaan

daajis.com:-Cunug 17 sanno jir ah oo la sixray ayaa qodxo jirkeeda ka soo baxayaan, maalinba maalinta ka dambaysa tirada qodxahana jirkeeda kasoo baxayaan way sii kordhayaan iyadoo ay gaareen 130. 

Dhacdadani waa kaa yaabinee waalid ahaan, adiga, deriska iyo xataa hoggaamiyaasha degaankaaga.

Tani waa xaalad dhab ah oo ku habsatay mid ka mid ah qoysaska ku nool degmada Kericho, kaddib markii gabartoodaa uu ku dhacay cudur lala yaabay, lagana argagaxay, waana cudur la hubsaday inuu ku riday sixir lagu sameeyay. 

Waa cudurka qodxo ka soo saaraayo jirka. Waxaan kaaga digaynaa in muuqaalka qaarkood ay ku wareerin karaan.


Winnie Korir oo ah bukaanta hooyadeed oo u warrantay Alfonso Olaladipo waxay sheegtay in cudurkani uu gabarteeda ku bilawday bishii 8aad 2013, ayna tageen isbitaalka Kericho, lana sameeyay x-ray ama fallaar eegto, waxba aan laga arag.

HALKAN KA DAAWO MUCJISADA GABADHAN 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada