Vincent Kompany:- Wax cabsi ah kama qabo Suarez iyo Sturridge

Vincent Kompany:- Wax cabsi ah kama qabo Suarez iyo Sturridge

daajis.com:-Daafaca kooxda Manchester City,Vincent Kompany ayaa sheegay in uusan wax cabsi ah ka qabin labada weeraryahan ee kooxda Liverpool,Luis Suarez iyo Daniel Sturridge kuwaas oo ay bari isaga hor imaan doonaan garoonka Anfield.

Labada nin ayaa 49 gool ka dhaliyay Premier League xagaagan xili Suarez uu gool dhalinta ku hogaaminaayo 29 gool.

Si kastaba daafaca caalamiga ah ee wadanka Belgium ayaa sheegay in uu hubo in uu babac dhigi karo sharta labadan nin.

“Aan ka hadalno arintaan ciyaarta kadib,wan rabaa in aan wajaho koox wanaagsan oo adag,waxaan raadinaya in aan la dagalamo ayuu u sheegay Four Four Two.

“Waan jeclahay cadaadiska waana ubaahanahay mararka qaar, wax cabsi ah kama qabo labadooda ayuu hadalkiisa ku daray Vincent Kompany.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada