Akhriso Magacyada Cajiibka ah ee Haweenka Soomaalida ay Lamberada Ragooda ku seef gareystaan.

Akhriso Magacyada Cajiibka ah ee Haweenka Soomaalida ay Lamberada Ragooda ku seef gareystaan.

daajis.com:-Halkaani ka Aqriso Magacyada Cajiibka ah oo ay Gabdhaha Soomaaliyeed ku Seyf-gareystaan Telefoonada ‘’Nomberada’’ Wiilasha ay Jecelyihiin ay wataan.


1- Reer Waqooyi :- Odaygii yaraa
2- Reer Mudug :- Ina Hebal Hebal
3- Reer Bari:- Boowahey
4- Reer Xamar:- Macalinka Xaafadda
5- Reer Jigjiga:- Ina Aabo
6- Reer Baydhabo:- Alinkii Aadeey
7- Reer Hiraan:- Bacaawgii
8- Reer Garowe:- Boqorka
9- Reer Kismaayo:- Kaneeco
10-Reer Marko:- Usi waaye
11-Reer Jabuuti :- Shoodhaheyga
12-Reer Sujuu :- Ugaali
13-Reer Mudug :- San ka taabshe


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by olow, Published at 01:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada