Akhriso Magacyada Cajiibka ah ee Haweenka Soomaalida ay Lamberada Ragooda ku seef gareystaan.

Akhriso Magacyada Cajiibka ah ee Haweenka Soomaalida ay Lamberada Ragooda ku seef gareystaan.

daajis.com:-Halkaani ka Aqriso Magacyada Cajiibka ah oo ay Gabdhaha Soomaaliyeed ku Save-gareystaan Telefoonada ‘’Nomberada’’ Wiilasha ay Jecelyihiin ay wataan.


1- Reer Waqooyi :- Odaygii yaraa

2- Reer Mudug :- Ina Hebal Hebal

3- Reer Bari:- Boowahey

4- Reer Xamar:- Macalinka Xaafadda

5- Reer Jigjiga:- Ina Aabo

6- Reer Baydhabo:- Alinkii Aadeey

7- Reer Hiraan:- Bacaawgii

8- Reer Garowe:- Boqorka

9- Reer Kismaayo:- Kaneeco

10-Reer Marko:- Usi waaye

11-Reer Jabuuti :- Shoodhaheyga

12-Reer Sujuu :- Ugaali

13-Reer Mudug :- San ka taabshe


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada