Daawo:- Devid Camaroon oo soo diray fariintiisa Ramadaanka

Daawo:- Devid Camaroon oo soo diray fariintiisa Ramadaanka

daajis.com:-Ra'iisul Wasaaraha Ingriiska Devid Cameron ayaa Muslimiinta caalamka, gaar ahaan kuwa UK ugu hambalyeeyay bisha barakeysan ee Ramadaanka, isagoo fariintiisa ku sheegay in sanad walba bishan oo kale in uu la qeybsado Muslimiinta farxada.


"Waxaan rabaa inaan qof walbo usoo diro rajeyda wanaagsan ee bisha Ramadaan"ayuu ku yiri fariintiisa Ra'iisul Wasaaraha Ingriiska Devid Cameroon.
Guud ahaan Muslimiinta caalamka ayaa wuxuu u rajeeyay in cibaadada bisha Ramadaan alle ka aqbalo.

Ra'iisul Wasaaraha Ingriiska ayaa sanad walba Muslimiinta usoo diro fariin uu ugu hambalyeynayo bisha barakeysan ee Ramadaan.

HALKAN KA DAAWO FARIINTA CAMERON
http://video.daajis.com/2014/06/daawo-devid-camaroon-oo-soo-diray.html






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada