Amin oo sawir qosol badan ka sameeyay Guuldarada Uruguay

Amin oo sawir qosol badan ka sameeyay Guuldarada Uruguay

daajis.com:-Farshaxaniistaha Soomaaliyeed ee ku caan baxay Sawirada Cartoonska, ayaa Sawir aad u qosol badan ka sameeyay, ciyaartii xalay dhex martay xulalka Colombia iyo Uruguay.

Ciyaaryahan James Rodriguez ayaa xaqiijiyay inuu ka sii qeybqaadanayo tartamada ciyaaraha kubadda cagta ee FIFA eek a socdo dalka Brazil.

Kooxdiisa Colombia ayaa ka faa’ideysatay maqnaanshaha Luis Suarez, si ay uga adkaadaan Uruguay oo ay kula ciyaarayeen garoonka Rio.

Suarez ayaa muhiim u ahaa ciyaarta Uruguay si ay hormar u sameeyaan oo ay uga gudbaan wareegga 16 ka koox.

Sawirka Aminarts:

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:32 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada