Daawo Sawirada:- Taageere dhagta Qaniinyo looga jaray xili uu Koobka Aduunka Daawanayay

Daawo Sawirada:- Taageere dhagta Qaniinyo looga jaray xili uu Koobka Aduunka Daawanayay

daajis.com:-Taageere u dhashay Dalka Ingiriiska ayaa qeyb kamid ah dhagtiisa looga jaray Qaniinyo kadib markii ay is maan dhaafeyn taageere kale oo isna u dhashay isla Dalka Ingiriiska xili ay daawanayeen Ciyaartii dhaxmartay Xulalka England iyo Uruguay.

Warbaahinta Dalka Ingiriiska ayaa si weyn u hadal haya Qaniinyada ninkan taageeraha ahaa dhagta looga jaray , waxa ayna ku warameen in falkan uu ka dhacay garoonka Sao Paulo xili ay ciyaarayeen England iyo Uruguay ciyaartii kusoo dhamaatay 2 iyo 1.

Waxaan wali lasoo qaban ninkii dhagta ka goostay Taageerahan u dhashay Dalka Ingiriiska , waxaana socda Baaritaano ay iska kaashanayaan Booliiska Ingiriiska iyo kan Dalka Brazil.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada