Daawo:- Arsene Wenger oo dhaliyay goolkii Van Persie oo kale

Daawo:- Arsene Wenger oo dhaliyay goolkii Van Persie oo kale

daajis.com:-Tababarka kooxa Arsenal, Arsene Wenger oo kubadda Volleyball xeebta dalka Brazil kula ciyaarayay laacibiintii hore ee France Christian Karembeu iyo Bixente Lizarazu ayaa dhaliyay Teestadii Robin Van Persie uu ka dhaliyay xulka Spain.

Arsene Wenger ayaa muujiyay in Macallinkii Van Persie inuu ahaa, iskana bareejeeyay, walow teestadaasi ama goolkaasi madax ku dhaliska ahaa uusan aheyn mid ku talagalay ku yimid.

Goolka Van Persie uu ka dhaliyay xulka Spain ayaa noqday kan ugu quruxda badan ee ilaa hadda la dhaliyay, kaasoo noqon doona taariikh sportiga galay.

http://video.daajis.com/

 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada