Daawo Muuqaal:- Ciidamada Ciraaq oo Markooda Baasuukeyaal iyo dhuunta Shilkaha soo qaatay & Dagaalka ka socda Tikrit +warbixin

Daawo Muuqaal:- Ciidamada Ciraaq oo Markooda Baasuukeyaal iyo dhuunta Shilkaha soo qaatay & Dagaalka ka socda Tikrit +warbixin

daajis.com:-Ciidamada Milatariga dalka Ciraaq iyo kuwa Booliiskaba ayaa waxaa loo soo qeeybiyay Qoriga garabka laga tuuro ee Baasuukaha loo yaqaan iyo Dhuunta Shilkaha oo inta badan la saarto gawaarida Tiknikada ah. 

Hubkaan cusub ayaa qeeyb ka ah dagaal rogaal celin ah oo lagu qaaday maleeshiyaadka ururka ISIL oo ka tirsan Al Qaacida.

Maleeshiyaadka ISIL oo markii hore ciidamada Milatariga Ciraaq ku soo jabiyay hub nuucaan ah waxaa iminka laga hor istaagay inay ku soo dhawaadaan magaalada Baqdaad ee caasimada dalka Ciraaq. 

Dad badan oo shacab ah ayaa loo qeeybiyay dharka ciidamada Milatariga dalka Ciraaq si ay uga hor tagaan ama ula dagaalamaan Maleeshiyaadka ururka ISIL.

http://video.daajis.com/2014/06/daawo-muuqaal-ciidamada-ciraaq-oo.html


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada