Daawo Sawirada:- Madaxa cusub ee AMISOM oo booqatay magaalada Baladweyne

Daawo Sawirada:- Madaxa cusub ee AMISOM oo booqatay magaalada Baladweyne

daajis.com:-Lydia Wanyoto-Mutende oo ah masuulka cusub ee howlgalka AMISOM Soomaaliya ayaa maanta booqatay magaalada Baladweyne oo ay ku sugan yihiin ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM.

Masuulkan ayaa waxaa magaalada Baladweyne kusoo dhaweeyay saraakiisha ciidamada Jabuuti ee Sector 4, waxaana ay kulamo la qaadatay maamulka gobolka Hiiraan.

Lydia ayaa sidoo kale booqatay dhowr goobood oo uu ku jiro cusbitaal ciidamada Jabuuti ku leeyihiin magaalada Baladweyne iyo xerooyin ciidan.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada