GAAS: - "Waxaan aad uga xumahay in Calanka Soomaliya meeshii ugu horaysay ee laga taagay 54 sano ka hor uu maanta ka babanayo mid midabkiisa aan la aqoon" (DHAGEYSO)

GAAS: - "Waxaan aad uga xumahay in Calanka Soomaliya meeshii ugu horaysay ee laga taagay 54 sano ka hor uu maanta ka babanayo mid midabkiisa aan la aqoon" (DHAGEYSO)

daajis.com:-Madaxweyne C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sidoo kale Hambalyo u diray shacabka reer Jabuuti ee aynu walaalaha nahay oo 27-kii June ee shalay ay ku beegnayd markii ay Xornimada qaateen. 

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas Oo Maanta Garoowe dib ugu soo laabtay ka dib markii uu safarro dibadda ah ku maqnaa 2-dii asbuuc ee lasoo dhaafay,ayuu hadalkaan ka yiri khudbad uu jeediyey oo uu ku faah faahinayay socdaalkiisii.

Dr Gaas ayaa isagoo hambalyo ku aaddan 26-kii June dirayay shacabka Soomaaliyeed, waxaa uu sheegay in aad aad uga xun yahay in Magaalada Hargaysa oo 1960-kii 54 sano ka hor markii ugu horaysay laga taagay Calanka Soomaaliya uu maanta ka taagan yahay Calan kale oo Midabkiisa aan la garayn waa sida uu hadalka uu hadalka u dhigaye.

Madaxweyne C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sidoo kale Hambalyo u diray shacabka reer Jabuuti ee aynu walaalaha nahay oo 27-kii June ee shalay ay ku beegnayd markii ay Xornimada qaateen.

RIIX /GUJI HALKAAN DHAGEYSO HADALKA M/WEYNE GAAS.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada