Daawo Sawirada:- Nin 12-Maalin kadib lagu guuleestay in laga soo saaro god uu baaris ka waday oo ku dumay

Daawo Sawirada:- Nin 12-Maalin kadib lagu guuleestay in laga soo saaro god uu baaris ka waday oo ku dumay

daajis.com:-Nin u dhashay Dalka Jarmalka oo ku dumay god uu baaritaan ka waday yaa 12-maalin kadib lagu guuleestay in lasoo bad baadiyo isaga oo bad qaba xaaladiisana ay caadi tahay.

Kooxihii gurmadka ee ku howlanaa bad baadinta ninka godka ku dumay ayaa ugu dambeyn ku guuleestay in ay godkaasi kasoo saaray ninkan oo halkaasu ku aasnaa 12-maalin oo xariir ah.

Johann Westhauster ayaa sida la sheegay uu godkaasi ku dumay xili uu hawlo cilmi baadhis ah ka waday, waxaana madaxa kaga dhacay dhagax, taas oo sababtay in muddo 12-cisho ah uu halkaas ku jiro ka hor intaan la badbaadin 

Warbaahinta Caalamka ayaan Ninkan Jarmalka u dhashay ku tilmaamay nin nasiib badan maadama uu labo 12-cisho god ku dumay uu ku aasnaa isaga oo xaaladiisa ay caadi tahay.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada