Fanaanada caanka ah ee Soomaaliyeed Nimca Dareen oo arin la yaab leh ku faantay, iyadoo …

Fanaanada caanka ah ee Soomaaliyeed Nimca Dareen oo arin la yaab leh ku faantay, iyadoo …

daajis.com:-Page-ka ee ku leedahay Nimco Dareen barta bulshada ku kulanto ee Facebook ayaa daqiiqado ka hor loo ansixiyay.

Fanaanada ayaa kusoo qortay bogeeda in loosoo ansixiyay bogeeda kadib markey facebook la xirirtay. Sida caadada ah ayaa Facebook wuxu ansixiya bogaga taageerayasha badan iska leh oo hal qof maamulo kadib markuu qofkas la xariiro.

Nimco waxa kaga horeeyay K’naan, Mo Farah, Iman iyo idaacada BBC qeybta Somaliga ah, waxeyna noqoneysa fanaanadi kowaad oo ku luqeysa Somali oo loo ansaxiyo Facebook.

Sheekadan horay waxa u bilaabay Twitter sanadkan guduhisna waxa ku xigsaday Facebook iyo Google+. Waxa markii ugu horeysay loo soo saaray sheekadan in lagu kala saaro dadka iska dhiga fanaan ama shirkad seey u khiyaanan taageerada fanaanintas ama shirkadaha.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada