VIDEO: Riwaayad cusub oo laga sameeyay Soonka si gaar ahna u taabaneyso

VIDEO: Riwaayad cusub oo laga sameeyay Soonka si gaar ahna u taabaneyso

daajis.com:-29-ka bishan june ayaa lagu wadaa inay curato bisha barakeysan ee Ramadaan, waxaana dunida Islaamka laga dareemayaa u diyaargarow xoogan.

Hadaba waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Riwaayad cusub oo laga sameeyay Soonka islamarkaana loogu magacdaray " Sooma Ramadaanka".
Riwaayadan ayaa ka hadleysa waxa la sameeyo inta lagu guda jiro bisha bareykeysan ee Soonka.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA RIWAAYADDA:

 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada