Warar kala duwan oo kasoo baxaayo Diyaarad laga lahaa Dalka Russia oo kusoo dhacday Somalia.

Warar kala duwan oo kasoo baxaayo Diyaarad laga lahaa Dalka Russia oo kusoo dhacday Somalia.

daajis.com:-Qoraal kusoo baxay Wargaysaka voice of Russia ee ka soo baxa dalka Ruushka, ayaa waxaa lagu sheegay in Diyaarad dagaal oo laga leeyahay Dalka Russia ku qaraxday Somalia.

Diyaarada ayaa la sheegayaa inay aheyd mid ku howlgali jirtay magaca QM, balse ay aheyd mid xog aruurin iyo basaasnimo ku howl-leh.

Gubashada Diyaarada ayaa waxa uu imaaday kadib markii uu dab ka kacay, islamarkaana ku baahay halkaasina ku gubatay.

Dhanka kale, waxaa jiro warar kaasi khilaafsan oo sheegaya in Diyaarada oo noceedu ahaa Mi-8 oo ah helicopter laga helay god dhexdiis loona malaynayo in la rasaaseeyay diyaarada lana soo riday sida dowlada Ruushka ay sheegtay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada