YAAB DAAWO VIDEO:- Geel saadaal ka bixiyay ciyaarta Germany VS Portugal

YAAB DAAWO VIDEO:- Geel saadaal ka bixiyay ciyaarta Germany VS Portugal

daajis.com:-Rati ku nool Galbeedka Dubai ayaa saadaal ka bixiyay kulanka adag ee caawa dhex maraya xululka Germany iyo Portugal, wuxuuna saadaashiisa ay tilmaameysaa in xulka Portugal uu badin doono, laakiin ma noqon mid uu ku guuleystay Ratigaasi saadaasha uu bixiyay

Ratigan oo lagu magacaabo Shaheen ayaa horay saadaal saxan ka bixiyay kulamadii dhex marayay xulalka wareegyadii hore ciyaaray koobka adduunka ee hadda ka socda Brazil.

Shaheen wuxuu afka ku qabanaa calanka xulka, tusaale isagoo saadaashaan afkiisa ku qabtay calanka Portugal, taasoo ka dhigan in ay ka guuleysan doonaan Germany.

Arrintan la yaab ma ahan waayo waxaa horay sidaan oo kale saadaal ugu bixiyay xayawaano kala duwan, kuwaasi oo saadaashooda inta badan sax noqda.

Bal halkan hoose ka daawo qaabka uu u saadaalinaayo Ratigan xulka badin doona.

HALKAN RIIX AMA GUJI VIDEO-GA



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada