BEYLE: : - Dhowr safaaradood oo caalamku ku lahayn ayaan xirnay dhaqaalo yari darteed"

BEYLE: : - Dhowr safaaradood oo caalamku ku lahayn ayaan xirnay dhaqaalo yari darteed"

daajis.com:-Wasiirka Arrimaha dibadda ee dowladda federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay inay xireen dhowr safaaradood oo Soomaaliya ku lahayd caalamka.

Wasiirka ayaa xariga safaaradaha Soomaaliya ee caalamka ku sheegay dhaqaalo yari jirto, waxaana uu tilmaamay in la soo koobay shaqaalaha safaaradaha Soomaaliya ee caalamka.

Waxa uu sheegay wasiirka in lasoo xiray ilaa shan safaaradood oo dowladdu lahayd, waxaana ka mid ah dalalka Jarmalka, Maleysia, Burundi, Ruwanda iyo Tanzania.

“ Weybadan yihiin safaaradaha Soomaaliya ee caalamka, waxaana jirta dad waraaqado wadda oo oranaya inay dalal fog danjire ka yihiin lakin anga ka dowlad ahaan ilaa 37 safaaradood ayaan magacaawnay” ayuu yiri wasiir Bayle.

“ Waxaan ka hadalnay in la soo nooleeyo safaaradaha, lana xadido si ay wasaaradda ugu soo xirnaadaan, dhaqaalaha yari darted ayaana usoo xirnay, waxaana taladu tahay in safaaradaha laga dhigo 31 safaaradood”

 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada