Daawo:- Ra'isul wasaaraha Turkiga oo saddexleey u dhaliyay koox, ciyaar saxibtinimo

Daawo:- Ra'isul wasaaraha Turkiga oo saddexleey u dhaliyay koox, ciyaar saxibtinimo

daajis.com:-Ra’isul wasaaraha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa saddexleey u dhaliyay koox uu u cayaarayay, ciyaar saxiibtinimo oo dhex martay koox kale.

Ciyaaryaan ayaa dhxmartay siyaasiin iyo ciyaartoy horre oo cuslaaday, waxaana ciyaarta si weyn uga dhex muuqday ra’isul wasaare Erdogan.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada