DAAWO:- Amin Arts oo Sawiray Xasan Sheekh oo gaari gacan ku baxsanaya, Fashil iyo taatiko cusub Sawir Gacmeed

DAAWO:- Amin Arts oo Sawiray Xasan Sheekh oo gaari gacan ku baxsanaya, Fashil iyo taatiko cusub Sawir Gacmeed

daajis.com:-Farshaxaniistaha caanka ah ee Soomaaliyeed oo marwalba cabira xaalada uu dalka Soomaaliya marayo ayaa sawirka maanta kusoo qaatay weerarkii xalay ee ka dhacay madaxtooyada Soomaaliya kaasi oo dad badan ay ku dhinteen hadaba amin Arts ayaa soo sawiray xasan sheekh oo ku baxsanaya gaari gacan qaab la ayaab leh ee daawasho wacan.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada