Dhageyso:- Afayeenka Laamaha Amaanka oo Fashil kuwada Dowlada Somaliya+Warbixin

Dhageyso:- Afayeenka Laamaha Amaanka oo Fashil kuwada Dowlada Somaliya+Warbixin

daajis.com:-Xalay halka dalka looga arimiyo ee mataxtoyo viila soomaaliya ayaa waxa weerar ku soo qaaday rag katirsanaa shabab kuwaas oo xarunta gudeheeda kula dagaalamay ciidamada ilaalinayey iyago mudo markii ay dagaalamayeen lagu guulaystay in la dilo.


Madaxweynaha iyo wasiirka warfaafinta oo qiray inuu werarku dhacay shababna ay sheegteen ayaa afhayeenka laamaha amaanka dalka waxa uu sheegay hadal lalal yaabo oo ah in mataxtooyada wax weerara uusan ka dhicin rasasta iyo qaraxyada la maqlayana ay ka dhacayeen degmada boondheere e gobolka banaadir
Qaasim axmed rooble waa markii labaad ee warbaahinta uu ka sheego hadal u muuqday mid uusan ka fiirsan dhibaaatana ku ah jiritaanka dowlada waxan sidaas u leeyahay hada ka hor ayuu sheeciyey sir ku hoboonayd in la qariso oo laga helay shabab islamarkaana ku aadanayd gawaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey iyo rag hubaysan oo saran kuwaaas oo muqdisho oo galay isaga oo xusay taargooyinka baabuurta iyo lanbarada raga saran.
Marka laga gudbo hadalka afhayeenka laamaha amaanka ayaa wariyaal katirsan Warbahita Muqdisho gudaha xarunta madaxtooyada waxay ku soo arkeen maydadka qaar kamid Ah kooxdii xalay weerartay madxtooyada.

HALKANI KA DHAGEYSO HADALKA FASHILKA AH 



xigasho:-kaartoole

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada