Daawo Ceebta Dhacday:- Abwaan Somali Channel Soo fadhiistay oo dhulka lagalay Hees la yidhaah NOLOSHA CUSUB iyo BK

Daawo Ceebta Dhacday:- Abwaan Somali Channel Soo fadhiistay oo dhulka lagalay Hees la yidhaah NOLOSHA CUSUB iyo BK

daajis.com:-Waxaa Tv-ga Caalmiga ah ee Somali Channel barnaamijka Asal Raaca Afka soomliga looga hadlay Hees bulshada soomaliyeed ay mudooyinkii ugu danbeeyay isla dhexmarayeen.

Abwaanka oo wax badan ka yaqaan afka soomaliga ayaa Wuxuu Fasiraad badalaadhan ka bixiyey Dhamaan Erayada ay ka koobatanahay heeska la yidhaah NOLOSHA CUSUB SOO DHOWEE oo mudooyinkii ugu danbeeyay dadka fanka xiiseeya ay isla dhex marayeen uuna qaaday Fanaanka Maxamed BK.

HALKANI KA DAAWO VIDEO CEEBTA DHACDAY



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada