Daawo:-Fanaan Aar Maanta Oo dalbaday in caasimada laga badalo Muqdisho -Sababta

Daawo:-Fanaan Aar Maanta Oo dalbaday in caasimada laga badalo Muqdisho -Sababta

daajis.com:-Fanaanka Xassan Moxammed Cabdiraxmaan oo loo yaqaan Aar Maanta ayaa ku baaqay in caasimada Soomaaliya Moqdisho laga badalo loona badalo meel ka nadabgalyo wanaagsan.

Fanaan Aar Maanta oo nin dhalin yaro oo mid kamid xidigaha Soomaalida aadna u heeso wanaagsan ayaa isaga oo cabiraya dareenkiisa ku aadan diilkii Fanaanada Qaranka Marxuumad Saado Cali Warsame waxa uu qoraal ku qoran afka Ingiriiska uu soo dhigay boga uu ku leeyahay Facebook waxa uu ku yiri.

“Soomaalya kama aan rajo dhigin laakiin waxaan ka rajo dhigay Mogadisho Caasimad ahaanshaheeda, ma jirto qof aan la aqoonin Moqdisho qof kasta oo Soomaali ah waxa uu ka dhashay qoys, Jifo ama laf iyo Qabiil hala joojiyo qarqarinta waxaan u baahan nahaya magaalo cusub”.

Qoraalka Fanaan Aar Maanta ayaan hada aan saarneyn bogiisa mana la garanayo sababata uu uga saaray Facebook ga.


Qaraalka Fanaan Aar Maanta waxa uu kusoo aadayaa Xili ay Soomaalida ay aad uga xumaadeen Dilkii Saado Cali Warsame.


QORAALKII UU SOO DHIGAY DAAWO:

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada