DAAWO:- Faysal Waraabe oo Hargeisa ku Noqday “Waxaan soo arkay Inaynu nahay Argagixiso & shabaab go’doon ah

DAAWO:- Faysal Waraabe oo Hargeisa ku Noqday “Waxaan soo arkay Inaynu nahay Argagixiso & shabaab go’doon ah

daajis.com:-Waxaa magaalada hargeisa dib ugu soo laabtay gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee uciday Faysal cali waraabe kaasi oo mudo bil ah ka maqnaa.

Faysal waraabe ayaa warbaahinta la hadlay ayaa dabooolka ka qaaday xaqiiqda dhabta ah ee uu soo arkay iyo beenta ay usheegayaan Bulshada ku dhaqan Burco iyo Hargeisa.
“Waxaan Soo ogaaday inaynu aasan nahay, oo aynu aduunka ka go’anahay, aynu noqonay meel ay ka buuxaan Argagixis iyo Al-shabaab, dhulkeenana la qaybiyey” ayuu yidhi.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada