DAAWO VIDEO:- Al Shabaab oo sheegtay inay jiraan beelo badan oo Soomaali Yahuudi ah, dhaqankoodiina leh oo….

DAAWO VIDEO:- Al Shabaab oo sheegtay inay jiraan beelo badan oo Soomaali Yahuudi ah, dhaqankoodiina leh oo….

daajis.com:-Sheekh Xasan Maxamuud Takar oo ka mid ah Saraakiisha Al Shabaab ee Dacwada, ayaa waxa uu sheegay inay jiraan beelo badan oo Soomaali ah, hadana asal ahaan ka soo jeeda Yahuuda.

Sheekh Xasan Maxamuud Takar, ayaa ku waramaaya in dadka Yahuuda ah ay dunida ka deggeen meelo badan, isla-markaana ay ka mid tahay Soomaaliya, oo ay si weyn u deggeen, sida uu sheegay.

Sheekh Xasan Maxamuud, ayaa wuxuu kaloo sheegay inay jiraan beelo badan oo Soomaali ah oo la garanaayo, kuwaa oo sida uu sheegay asal ahaan ka soo jeeda Yahuuda, isla-markaana ay is qarinayaan qaarkood, iyagoo Muslimiin ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada