Daawo Sawir:- Yaab leh oo laga sameeyay Baarlamaanka Somalia oo qarka u saaran in Kaara Dushiisa ku shiraan

Daawo Sawir:- Yaab leh oo laga sameeyay Baarlamaanka Somalia oo qarka u saaran in Kaara Dushiisa ku shiraan

daajis.com:-Kaartooniistaha Caanka ah ee Amin Arts ayaa soo bandhigay Sawir layaab leh oo ka turjumaya cabsida Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ka muujinayaan in ay ku shiraan xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa labo mar bilo gudahood waxaa weerar ismiidaamin ah ku qaaday dagaalyahano katirsan xarakada Al-Shabaab xili ay halkaasi ku shirsanaayeen Xildhibaanada Baarlamaanka .

Sawirka uu sameeyay Amin Caamir ayaa muujinaya Xildhibaanada Baarlamaanka qarka u saran yihiin in cabsi darteed ay shirkooda ku qabsadaan Kaarayaasha AMISOM dhaxdiisa , waxaasa layaab leh in Xildhibaanada qaar ayba shaki ka qabaan kaaraha dhaxdiisa sida Sawirka lagu turjumay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada