Daawo Sawirada:- Lo’ si xun herti ugu silcisay dad badan xilli ay socotay dabaal degga ciid dhaqameed.

Daawo Sawirada:- Lo’ si xun herti ugu silcisay dad badan xilli ay socotay dabaal degga ciid dhaqameed.

daajis.com:-Inta la xaqiijiyay Afar qof ayaa loola caray isbital ku yaala dalka Spain kadib markii ay hertisay lo’da loo yaqaanno Bull xilli ay socdeen dabaal deg loo sameynayay Ciid caado dhaqameed ka ah qeyba badan oo Yurub kamid ah kuwaas oo sanadkiiba mar la dhigo.

Caadadaan ayaa waxa ay tahay in looda Bull loo yaqaanno iyo dadka ay is dhax galaan , waxaana dhacda in Loda oo ah Mid geeso weyn ee herti ku qaado dadka sida idinkaga Muuqata Sawirada.

Mid kamid ah Dadkii ka qeyb qaadanayay Caado dhaqmeed waxaa si xun usilciyay oo herti kala daalay mid kamid ah Loda, waxaana uu ku dhacay dhulka ninkaas oo oday u muuqday iyadoona dadkii daawanayay ay la fajaceen sida ninkan neefka u galayo.

Dalka Spain iyo Dalal kale oo Yurub kamid ah waxaa caado ka ah in Loda ay dadka la ciyaaraan , waxaana dhacda in mararka qaarkood ay ka dhalato caado dhaqmeedkaasi qasaarooyin xoogan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada