War Deg-Deg Ah:- Weerar kale oo Lagu Qaadey xeebta kenya Ee..

War Deg-Deg Ah:- Weerar kale oo Lagu Qaadey xeebta kenya Ee..

daajis.com:-Dablay hubaysan ayaa weerar kale ku qaadday degaanka Lamu ee gobolka xeebta Kenya.

Caaqilka degaankaas Karisa Charo ayaa BBC u sheegay in dablayda ay guryo iyo iskuullo dab qabadsiiyeen.

Dablayda ayaa sidoo kale la sheegayaa inay la tageen hub ay la haayeen rag boliiska la shaqeeya.

Ilaa haatan lama oga tirada dhimashada ee weerarkan u dambeeyay.

Ugu yaraan 100 ruux ayaa lagu dilay weerarro ka dhacay degaanka Lamu dhworkii toddobaad ee la soo dhaafay.


:- BBC FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada