Daawo Sawirada:- Madaxda dalka oo maanta ubaxyo dhigay taalooyinkii Muqdisho ku yiil

Daawo Sawirada:- Madaxda dalka oo maanta ubaxyo dhigay taalooyinkii Muqdisho ku yiil

daajis.com:-Magaalada Muqdisho waxaa hada ka socda Dabaal degyo lagu maamuusayo, Munaasabada 1-da Luuliyo oo ah markii Gobolada Koofureed ee dalka ay ka Xoroobeen Guumeeystihii Talyaaniga iyo israacii gobolada Waqooyi iyo Koonfur, ayaa waxaa Magaalada Muqdisho ka socoda Damaashaadka Munaasabda.

Madaxda Dalka ayaa Shacabka Soomaaliyeed la qeyb sanaya farxada Xuska 1-Luuliyo,iyadoona ay ku lugeeyeen Wadada Maka Al-mukarramma.
Madaxweynaha, Ra´iisul Wasaaraha iyo  Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa ubaxyo dhigay Taallooyinkii Xaawo Taako, Axmad Gurey iyo Sayid oo dhamaantood ay burbursan yihiin, laakiin calaamadahoodii ay ka muuqdaan weli.



Sawiro dheeri ah iyo warbixinada dib ayaa idinkugu soo gubdineynaa.
a d c b a e
 



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada