Daawo Sawirada : Sida loo ciqaabay Sadax nin oo kufsaday gabar 7-sano jir ah kadibna geed kasoo laad laadiyay

Daawo Sawirada : Sida loo ciqaabay Sadax nin oo kufsaday gabar 7-sano jir ah kadibna geed kasoo laad laadiyay

daajis.com:-Dad careesan oo ku dhaqan  Deegaanka Kaliabazar, Galbeedka Bengal ee Dalka Hindiya ayaa six un u ciqaabay Sadax nin oo lagu eedeeyay in ay kufsadeen gabar yar 7-sano jir ah kadibna inta ay dileen geed kasoo laad laadiyeen..
Dadka deegaanka oo aad uga carooday falkan ayaa gacata kusoo dhigay sadax nin oo la tuhmayo in ay ka dambeeyeen kufsiga iyo dilka gabadha yar , waxa ayna dadkan si xun u garaaceen sadaxdan qof oo midkood u dhintay garaacista.
Sawiro laga soo qaaday sadaxdan nin ee dadka careesan ciqaabeen ayaa muujinaya inta dharka laga siibay iyaga oo qaawan ay dadka deegaanka si xun u garaaceyn , labo kamid ah Sadaxdan nin ayaana goobta laga qaaday iyaga oo garaab ah.
Dalka Hindiya waxaa ka dhaca Kufsi aad u fool xun oo loo geesto gabdhaha , waxaana mar sii horeesay deegaankan hada falku ka dhacay lagu kufsaday labo gabdhood oo walaalo ah kadina inta la dilay geed laga soo laad laadiyay.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada