DAAWO Tacsi:- Fanaaniinda Soomaaliyeed oo Muuqaalkii Murugada Badnaa Laga Soo duubay ”Maxaa Dhacay

DAAWO Tacsi:- Fanaaniinda Soomaaliyeed oo Muuqaalkii Murugada Badnaa Laga Soo duubay ”Maxaa Dhacay

daajis.com:-Magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota waxaa  lagu qabtay kulan baroor-diiq ah oo loo sameeyay fannaanadii weyneed Saado Cali Warsame oo Arbacadii lagu toogtay magaalada Muqdisho.
Kulanka oo ay ka qeybgaleen fannaaniin caan iyo dadweyne fara badan ayaa ku tilmaamay marxuumada geesiyad wadaniyad ah oo u hurtay nafteeda dalkeeda.
Hibo Maxamed Cudoon oo ay isla soo shaqeeyeen isla markaana ay kuwada noolaayeen magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ayaa ku tilmaamtay Saado Cali qof qiimo weyn ku dhex leh Soomaalida meel kasta oo ay ku nool yihiin, Waxayna sidoo kale sheegtay inaysan seexan kadib Dilkii Saado.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada