USA:- oo Joojisay Shaqadii Safaaradeeda Libya

USA:- oo Joojisay Shaqadii Safaaradeeda Libya

daajis.com:-Dawladda Maraykanka ayaa joojisay shaqadii safaaradda Maraykanka ee caasimadda Libya ee Tripoli, waxaanay kala soo baxday diblomaasiyiintii dalkaasi ka joogay.

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maryaknaka John Kerry ayaa shaaca ka qaaday in dawladda Maraykanku ay hakad galinayso shaqadii safaaradda sababo ay ugu wacan tahay dagaalada u dhexeeya maleeshiyaadka kala duwan ee ku dagaallamaya meel u dhow safaaradda.
Diblomaasiyiinta safaaradda Maraykanka ayaa loo gudbiyay dalka Tunisia iyadoo la sii mariyay dhinaca dhulka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada