DAAWO VIDEO:- Ciidamada Nabad sugidda oo gacanta kusoo dhigay Rag ka tirsan Shabaab

DAAWO VIDEO:- Ciidamada Nabad sugidda oo gacanta kusoo dhigay Rag ka tirsan Shabaab

daajis.com:-Ciidamada Nabad sugidda ee dowladda Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay rag lagu tuhmayo inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab, kuwaasi oo lagu soo qabtay howlgallo.

Raggan oo tiradooda lagu sheegay ilaa saddex nin oo dhalinyaro ah ayaa laga soo qab-qabtay degmada Hilwaa, xilli ay ciidamada Nabad sugidda ay howlgallo ka sameeyeen qaar ka mid ah xaafadaha degmadaasi Hilwaa.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA RAGGA LASOO QABTAY:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada