DAAWO VIDEO Fadeexad:- Muuqaalkii sirta ahaa Ee Wariyaasha Hargeisa ay ka duubeen WARAN CADE oo caytamaya (Yaq yaqsi)

DAAWO VIDEO Fadeexad:- Muuqaalkii sirta ahaa Ee Wariyaasha Hargeisa ay ka duubeen WARAN CADE oo caytamaya (Yaq yaqsi)

daajis.com:-Wariyaasha ka howl gala magaalada hargeisa ayaa muuqaal sir ah kaduubay wasiirka arimaha gudaha maamulka Somaliland Cali Waran Cade, isagoo si cunsiriyad leh ula dhaqmaya sidoo kalana wax la xamanaya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waran Cade ayaa wuxuu sheegayaa inay Xamar rabto Jabkooda iyo inuu baaba’o maamulka somaliland, sidoo kale wariyaasha ayuu dhahayaa waxba ima waydiin kartaan.

Sidoo kale muuqaalkan ayaa wuxuu muujinayaa iyadoo marba dhinac ay saxaafada ka istaagayaan, wuxuuna qaarkood ku dhahayaa “ADEERO MALACAG BAAAD ISIINAYSAAN”.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada