DAAWO VIDEO:- Oday Somaliyeed 66 Sano jir oo ku faanay inuu Masiixi yahay isaga iyo qoyskiisa

DAAWO VIDEO:- Oday Somaliyeed 66 Sano jir oo ku faanay inuu Masiixi yahay isaga iyo qoyskiisa

daajis.com:-Oday Soomaaliyeed oo 66 sano jir ah sheegtay inuu kusoo koray degmada Jilib ee gobol J/Dhexe ayaa sheegay in uu kusoo barbaaray tan iyo 11 jirkiisa Diinta Masiixiga.

Mukhtaar Arbow Cali wuxuu ku nool yahay dalka Kenya, isaga iyo Lix Caruur ah iyo Hooyadood oo wada haysta diinka Kirishtaanka.

Mukhtaar wuxuu sheegay in uu dhashay 1947, wuxuuna tilmaamay in diinta uu ka baxay sanadkii 1958-kii.

Odaygan ayaa sheegay in dad badan oo Soomaaliyeed oo haysta diinta Masiixiga lagu laayay Soomaaliya, wuxuuna codsaday in Soomaalida ay kasoo noqdaan falalkaasi ay ku laayeen dadka aan ku diinka aheyn.

Soomaali badan oo ku nool dalka Kenya ayaa jira oo ka baxay diinta qabow ee Islaamka, kuwaasi oo qaarkood u geysay inay diintooda ugu baxaan nolol raadsasho, iyadoo ay jiraan ururo Soomaaliyeed oo dadka geliya diinta Masiixiga, dadkana u sheegaya in dalka Mareykanka loo qaadayo.

HALKAAN RIIX OO DAAWO MUQAALKA ODAYGA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada