Daawo Video:- Gabdho mataano isku dhaggan oo helay Jaceyl ay wadaagayaan

Daawo Video:- Gabdho mataano isku dhaggan oo helay Jaceyl ay wadaagayaan

daajis.com:-Lonely Ganga iyo Jamuna Mondal, waa 45 sano jir mataano isku dhegan oo wadaaga lugaha, caloosha iyo xubinta taranka, waxay heleen todobo bil ka hor jaceyl ay isla wadaagayaan maadaama ay yihiin mataano wax badan oo jirkooda ka mid ah wadaaga.

Mataanahan oo ku nool magaalada Basirhat,  gobolka Bengal ee dalka India, waxay ka shaqeeyaan xarun dalxiisayaasha ah, si loo daawado, halkaasi oo ay ka helaan nolol maalmoodkooda.

Todobo bil ka hor ayaa waxay is jeclaadeen Macalin iskuul wax ka dhiga, kaasoo aan ilaa weli xiriirr ka dhaxeeya, inkastoo ay horay u guursadeen Gadadhar oo xarun lagu damaashaada ka shaqeeya.

Mataanahan isku dhegan ayaa waxay sheegeen in ay ku faraxsan yihiin noloshooda, waxaana caawiya walaalkood ka yar.

Dalka India ayaa waxaa sidoo kale lagu arkay Mataano noocaan oo kale ah oo labo wiil sidaan oo kale wadaaga xubnaha ay labadan gabdhood wadaagaan.

HALKAN KA DAAWO MUCJISADAN RABBI


Source:- Calanka
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada