DAAWO VIDEO: Haram Cad cunaha qabtay, cad cadna u cunay Yaxaas

DAAWO VIDEO: Haram Cad cunaha qabtay, cad cadna u cunay Yaxaas

daajis.com:-Muuqaalkaan laga soo qaaday keymaha Pantanal ee dalka Brazil ayaa noqday mid soo jiiday warbaahinta, kadib markii bahalka af-Soomaaliga lagu yiraahdo Haram-cadka si gaadmo ah cunaha u qabtay Yaxaas, kadibna biyaha la dhex qaaday isagoo kor u haaya.

Film qaadaha dhacdadan ayaa sheegay in dagaalka labadan xayawaan uu ahaa mid aan horay loo arag, isagoo intaa raaciyay in ay aheyd dhacdo yaab leh oo uusan weli la kulmin.


Haram-cadka ayaa dhowr tallaabo kasoo gaadamay, kadibna dul yimid Yaxaaska oo bashaashaya, isagoo cunaha qabtay, wuxuuna ula baxay keymaha, isagoo dhex qaaday biyaha, kadibna cad cad u kala jarjartay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada