DAAWO VIDEO:- Hooyo Yurub u tahriibtay oo fariin naxdin leh soo dirtay

DAAWO VIDEO:- Hooyo Yurub u tahriibtay oo fariin naxdin leh soo dirtay

daajis.com:-Waa warbixin naxdin iyo murugo leh, marka aad daawato, kuna socoto qof kasta oo Soomaaliyeed oo damac kaga jiro inuu u soo tahriibo Yurub.

Hooyo lagu magacaabo Nasro Jaamac oo kasoo tahriibtay magaalada Burco, waxay ka sheegeysay arin murugo iyo xanuun badan oo ay lasoo kulantay intii ay ku guda jirtay Tahriibka inta u dhaxeysa Soomaaliya ilaa Malta oo ay hadda ku sugan tahay.

Nasro waxay sheegtay in Dumar fara badan oo ay isla socdeen qaar la dilay, qaar horteeda lagu kufsaday, qaarna saxariir u dhinteen, sidoo kale rag fara badan oo jidka lagu laayay, qaar gaadiidka laga tuuray, qaarna la saxriir dilay.


Waxay si gaar ah ugu hadashay dumarka oo ay sheegtay in Muqalasiinta ay dumarka sidey doonaan ka yeelaan, iyagoo meel gooni ah u leexsanaya.

HALKAN KA DAAWO FARIIN HOOYADAN


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada